Taliyaha ciidamada AFRICOM oo beeniyey warar lagu faafiyey baraha bulshadda

Taliyaha taliska ciidamada Mareykanka Africa ee AFRICOM, Stephen Townsend ayaa beeniyey warar lagu faafiyey baraha bulshada oo sheegayey inuu ku dhintay weerarkii Al-Shabaab shalay ku qaadeen saldhigga Manda Bay ee gobolka Lamu ee dalk kenya. Sida ay sheegtay AFRICOM qaar ka mid cinwaanada wararkaas ku faafiyey baraha bulshada ayaa xiriir la leh Iran oo haatan … Continue reading Taliyaha ciidamada AFRICOM oo beeniyey warar lagu faafiyey baraha bulshadda